Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuraal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuraal1
Magac lab
Ceel biyo yarood ah oo in qof la geliyo oo uu biyaha soo dhuro mooyee aan si kale looga cabbin.
dhuraal2
Magac lab ama dheddig
1
Dh. ah: ceel biyo yarood ah oo aan wadaamaha la dardari karin.
2
Dhuridda biyo weel lagu dhuro iyadoo meel kale lagu shubayo.