gabow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gabow1
Magac labDuqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.
gabow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Muddo badan noolaansho.
2
Da' weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi