haantaawilif
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
haantaawilif1
Magac labDhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.
haantaawilif2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay