indhadaraandar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
indhadaraandar1
Magac lab1
Wareeridda lagu wareero wax si aad u qurxoon.
2
Wax arki waayidda, iftiin xoog badan oo indhaha ku dhaca dartii wax lala arki waayo. ld indhadaraandarid.
indhadaraandar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax aad u qurxoon ku wareerid.
2
Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay