indhabbeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
indhabbeel1
Magac labIndhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.
indhabbeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIndho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-eelay, -eeshay