indhadduub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
indhadduub1
Magac labMaro iwm oo indhaha lagu duubo si aan wax loo arag.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
indhadduub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay