dhaban
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaban1
Magac labWejiga labadiisa dhinac midkood.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
dhaban2
Magac dheddigXisaabTiro laba u qaybsanta.
dhaban3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la dhabay ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd