Qaamuusle LogoQaamuusle

qoran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qoran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho.
2
bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho.
3
Qof shaqo la siiyay noqosho.
4
Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay

qoran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho.
2
Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho.
3
Qof shaqo la siiyay ahaansho.
4
Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd