duuban
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duuban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax duubmay noqosho.
2
Isku d.: wax midaysan noqosho.
Is-rogga falkan
-bmay, -bantay; -bmi
duuban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Derin iwm wax la duubay ahaansho.
2
Nabar wax gaarso lagu maray ahaansho.
3
Cajalad wax hadal lagu duubay ahaansho.
4
Isku d.: wax midaysan ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd