galgaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
galgaal1
Magac lab1
Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa.
2
Dheddig gool noqotay (xoolo).
galgaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley dheddig gooloobid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aalay, -aashay