halaanhal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
halaanhal1
Magac lab1
Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo.
2
Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.
halaanhal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Hadal been ah cid ku beerdulucsasho.
2
Halaanhal tirin.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay