galasac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
galasac1
Magac labCaano dhaynimadii ka tegay welina aan suusac noqon.
galasac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCaano heer ay dhaynimadii ka tegeen, suusacna aanay noqon gaarid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday