Qaamuusle LogoQaamuusle

ismaandhaaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ismaandhaaf1
Magac lab
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
ismaandhaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay