Qaamuusle LogoQaamuusle

ismaalaakadeed

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ismaalaakadeed1
Magac lab
Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.
ismaalaakadeed2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.
Is-rogga falkan

-day, -dday