Qaamuusle LogoQaamuusle

duudgalow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duudgalow1
Magac lab
la midka ah (ld):
duurgaloobid
duudgalow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Badow noqosho (qof). ld duurgalow².
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi