Qaamuusle LogoQaamuusle

jilib

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jilib1
Magac lab
1
(-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan.
2
Buur yar.
3
(- byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay.
4
(-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin.
5
J. u dhig: qof ama wax iska daaficid.
6
Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.
jilib2
Magac dheddig
Dhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.