Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dus
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ka d.: wax ciriiri ah dhex marid.
2
Ka d.: wax ka hoos bixid.
Is-rogga falkan
-say, -stay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dusaa
Magac lab
2: dusi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
3: dusid
Magac faleed dheddig
4: dusin
Magac faleed dheddig
5: dusmee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
6: dusmeyn
Magac faleed dheddig