Qaamuusle LogoQaamuusle

afnaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

afnaq1
Magac lab
la midka ah (ld):
afnaqid
afnaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Magac qof kale ku hadlid; afhayn.
2
Ku a.: qof, qof kale xurmad ka mudan si uusan jecleysan ugu warcelin; afceli.
Is-rogga falkan

-qay, -qday

Ereyo kale oo u soo dhow