baari
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baari1
Magac lab1
Culays, culaab.
2
la midka ah (ld):
baariyid
baari2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid.
2
Badeeco beec ka xayirid.
3
Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/-isay; -iyi