afuufan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
afuufan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la afuufay noqosho.
Is-rogga falkan
-fmay, -fantay; -fmi
afuufan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la afuufay ahaansho.
Is-rogga falkan
-fnaa, -fnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fmay, -fantay; -fmi
-fnaa, -fnayd