Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
afuri
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Qof soomanaa afur siin.
2
Qof soon ka jebin. ld afursii.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: afur
Magac lab
2: afuran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: afurid
Magac faleed dheddig
4: afurin
Magac faleed dheddig
5: afurnaan
Magac faleed dheddig
6: afurnaansho
Magac lab ama dheddig
7: afursan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: afursanaan
Magac dheddig