duudduuban
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duudduuban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.
Is-rogga falkan
-bmay, -bantay; -bmi
duudduuban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd