Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nax
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid.
2
U n.: qof waxnebcaysasho wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
Is-rogga falkan
-xay, -xtay; -nixi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: naxaas
Magac dheddig
2: naxar
Magac lab
3: naxariis
Magac dheddig
4: naxariisad
Magac lab
5: naxariisasho
Magac faleed dheddig
6: naxariiso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: naxas
Magac lab
8: naxash
Magac lab