Qaamuusle LogoQaamuusle

kuurgal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kuurgal1
Magac lab
1
K. ah: qof u kuurgalaya.
2
la midka ah (ld):
kuurgelid
kuurgal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay; -geli