firfir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
firfir1
Magac lab1
Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya.
2
F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay.
3
Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad.
4
la midka ah (ld):
fir¹
firfir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCaano la lulay firfir yeelasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay