Qaamuusle LogoQaamuusle

kuusan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kuusan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qaab kankoonsan leh noqosho.
2
Wax meel laysugu keenay noqosho.
Is-rogga falkan

-smay, -santay; -smi

kuusan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
2
Wax meel laysugu keenay noqosho.
Is-rogga falkan

-snaa, -snayd