kalasoocan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kalasoocan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.
Is-rogga falkan
-cmay, -cantay; -cmi
kalasoocan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.
Is-rogga falkan
-cnaa, -cnayd