Qaamuusle LogoQaamuusle

kal

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kal1
Magac lab
1
Wąa; goor; sano.
2
Miile.
Wadarta Magacan

-lal, m.l

kal2
Magac dheddig
1
Hiyi; laab; qalbi.
2
Lafaha dhudhammada midkood.
3
Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro.
4
Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

kal3
Magac dheddigJooloji
Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb- qaybiyaa saman-saman.