Qaamuusle LogoQaamuusle

delidhac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

delidhac1
Magac lab
1
Jar ka dhac.
2
la midka ah (ld):
delidhacid
delidhac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ka dhicid meel deli ah.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -dhici