deeq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
deeq1
Magac lab ama dheddigHanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.
deeq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin.
2
Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.
Is-rogga falkan
-qay, -qday