deeb
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
deeb1
Magac dheddig1
Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada.
2
Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm.
3
Dambas.
deeb2
FalkaabeD.na: dabadeed, kaddib.