Qaamuusle LogoQaamuusle

gųr

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gųr1
Magac dheddig
1
Gacanta bidix.
2
Gardarro.
gųr2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho.
2
Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur² (6).
Is-rogga falkan

-ray, -rtay