Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fiin
Magac dheddig
1
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
2
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
3
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fiic
Magac lab khabar
2: fiican
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: fiicnaan
Magac faleed dheddig
4: fiicnaansho
Magac lab ama dheddig
5: fiicnayn
Magac faleed dheddig
6: fiicnee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: fiicnow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: fiid
Magac dheddig urur