luuq
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
luuq1
Magac labWadiiqo yar oo aad ciriiri u ah hareerahana guryo ka xigaan.
Wadarta Magacan
-qyo, m.dh
luuq2
Magac dheddig1
Cod gaar ah oo gabayada iyo heesaha lagu qaado; cod lagu dheeraysto oo laga xareediyo.
2
la midka ah (ld):
laaq¹
Wadarta Magacan
-qo, m.l
luuq3
Magac dheddigNaxweWeer qaybaheeda kala leh luuq kala duwan.