luudi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
luudi1
Magac labKal yar oo bir ah oo lagu tumo geedaha shaaha lagu darsado iyo bunka.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
luudi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadWax tartiib u wadid; si tabar yar u socodsiin (qof).
Is-rogga falkan
-iyay, -isay