labbis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
labbis1
Magac lab1
Dhar lagu xarragoodo.
2
Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh
labbis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof dhar xirasho. ld lebbis².
Is-rogga falkan
-say, -stay