Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ilwalliije
Magac lab
Qof labadiisa indhood aysan isku meel hal mar wada eegi karin.
Wadarta Magacan
-jayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ilwaad
Magac dheddig
2: ilwaadsad
Magac lab
3: ilwaadsasho
Magac faleed dheddig
4: ilwaadsi
Magac lab
5: ilwaadso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: ilwalliijis
Magac lab
7: ilwareen
Magac lab
8: ilwareerto
Magac dheddig