gaashaandhig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaashaandhig1
Magac lab1
Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda.
2
la midka ah (ld):
gaashaandhigid
gaashaandhig2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU g.: wax iska daaficid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay