Qaamuusle LogoQaamuusle

labeeb

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

labeeb1
Magac lab
1
Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh.
2
Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

labeeb2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Nafley labeeb ka yeelid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay