Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
laaq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laaq
1
Magac dheddig
1
Wax isku qasan.
2
Cod dad oo meel dheer laga maqlo.
laaq
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax isku qasid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: la'aan
Magac faleed dheddig
2: la'aansho
Magac lab ama dheddig
3: laa
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: laab
Magac lab
5: laabad
Magac lab
6: laaban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
7: laabasho
Magac faleed dheddig
8: laabato
Magac dheddig