tacdaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tacdaar1
Magac dheddigDiintaNeef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar¹, tamcaar¹.
tacdaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDiintaKu t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar², tamcaar².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay