dhalaalin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhalaalin1
Magac faleed dheddigeeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
dhalaalis, dhalalin.
dhalaalin2
Magac dheddigFiisikisDariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegsanayo kul iyo cadaadis.