Qaamuusle LogoQaamuusle

dhako

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhako1
Magac dheddig
1
Madaxa meeshiisa sare, dhalo.
2
Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

dhako2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
Is-rogga falkan

-kaday, -katay