gufaaco
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gufaaco1
Magac dheddig1
Roob dabayl soo harbinayso.
2
Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
gufaaco2
Magac dheddigJuqraafiGobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo, oo kala ah laba nooc. Nooc wuxuu gaar u yahay loolalka cimiladoodu ay tahay meel dhexaadka; nooca kalena waxaa loo yaqaanaa gufaacada kulaaleyda. Labada nooc waa isu egyihiin, sababtoo ah labaduba waxay uga dhac aan galoob-badhka woqooyi si lid saacad wareeg ah, galoob-badhka koonfureedna si saacad wareg ah.