Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gufacaale
Magac lab
Roob badan oo dabayl xooggani waddo.
Wadarta Magacan
-layaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: guf
Magac lab
2: gufaaco
Magac dheddig
3: gufaacoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
4: gufaacood
Magac faleed lab
5: gufar
Magac lab
6: gufaysad
Magac lab
7: gufaysasho
Magac faleed dheddig
8: gufaysi
Magac lab