Qaamuusle LogoQaamuusle

dhalaalo

Magac dheddig
1
Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo.
2
la midka ah (ld):
dhalaalyo, dhalalyo
Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm