Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tacabbir
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo.
2
Haajir.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tacaal
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: tacaalid
Magac faleed dheddig
3: tacab
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
4: tacabbirid
Magac faleed dheddig
5: tacabkhasaaro
Magac dheddig
6: tacabkordhin
Magac dheddig
7: tacabla'aan
Magac dheddig
8: tacablaawe
Magac lab