dhurow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhurow1
Magac lab1
Liibaan; khayr.
2
la midka ah (ld):
dhuroobid
dhurow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLiibaan, taran, khayr iwm helid (qof).
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oobay, -owday; -oobi