dhuundhuun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhuundhuun1
Magac lab1
Hilib aad loo daahiyay.
2
Miro aad u bisil.
3
la midka ah (ld):
dhuundhuumid
dhuundhuun2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax bisayldhaaf ah noqosho (hilib).
2
Wax aad u bisil noqosho (miro).
Is-rogga falkan
-uumay, -uuntay; -uumi