tacab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tacab1
Magac lab1
Hantida xoogsiga ku timaadda.
2
Hawl; xoogsi; shaqo.
3
la midka ah (ld):
tacdbid
tacab2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Beer dalag ka soo saarid.
2
(f.g) Hawl faa'iido ka helid.
3
(f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac².
Is-rogga falkan
-cbay, -cabtay; -cbi